nafci malahe adunyo

Nafci malahe adunyo
Waxaa lagu mithalaa harka labadiisa gelin
Hadba gees u beero laga waayey deganan
Adigoo agoon bey kusiin
Adigoo sejin by kusejin
Nafci malahe adunyoo waa tan ay ka deeriyeen dadki wanaaga badanaa
Ogow dadyaho waxaa laguu dulkeeney
Diintii ilahay iyo dardarinki rasuulkeena
Doodkaada ku qaado ku dajiso naftaada