Yaaka Quruxbadan?

Submitted by : Abu Raxma on Muslim Woman

??? ???? ??????? ???????

waxaa mahad ideylkeed leh ALLAAH uunkaha cirarka iyo dhulalka dhamaan bilaabaha bilaabay abuuris oo idil aan la abuurin inuu asaga wax abuuro mooyaane,
Naxariis Nabad galyo ha ahaato NABIGEENA Muxammad Dushiisa.
waxaa xiliyadan dambe soo badanayo wax aan looga baranin ummada islaamka gaar ahaan hablaha mulimiinta ah.
lama garaneyn in haweeney muslimad ah ay u dhaqantaa sidii kuwa ka furtay diinka ALLE oo kale balse gaalada oo maskaxda ka qabsatay dadka intiisa badan ayaa hadana hablaheenii u meerisay iney qaataan wax aan asal ahaan diineed loo garaneyn
lama garaneyn gabar dharwadato oo hadana qaawan waa wax aanislaamka horay u soo marin lama garaneyn haweeney muslimad ah oo hadana ka tagto xishoodka ay fartay diinta islamka waxaad moodaa waayahaan dambe in gabdhihii muslimiinta ahaa ay leeyihiin kuwii gaalada ahaa isaga lexda wadada arinkan ah xishood la'aanta adinka in badan ayaad ku soojirteen waadna ka daasheen xilligaan waa xilligeynii oo aan anaga bilaabi laheyn waxeyan dadka u dul qaadan karin
lasoco

Search
Who is new
ClydeEpiva
KarenBlest
WilbertGailm
StevenBiz
Timothyhousy
Recent Online Users
Abufawzaan
jhk